top of page
BeCounted-Website-STANDUP-24.png

 DAYS TO COUNT! 

Tirokoobku wuxuu xaqiijinayaa jiritaankeena. Hadii aan lagu tirin, xisaabta kuma jirtid. Hadii aadan xisaabta ku jirin macnaheedu waa inaadan helayn wixii uu dadkaagu xaqa ugu lahaa dawladda. Ka qeybgalkaaga Tirokoobku waa mid muhiim ah. 

 

WAXAA TAHAY qof tixgelin mudan! 

Sidee Xisaabta la iigu Daraa? 

Halkaan waxaa ku xusan 3 siyaabood oo aad u helaysid TIXGELIN IYO IN XISAABTA TIROKOOBKA LAGUGU DARO:

1. Waa la igu dari doonaa XISAABTA TIROKOOBKA! Hadda Arrintaas Ballan Qaad! 

 

2. Waxaan ka caawindoonaa in dadka kale lagu daro XISAABTA TIROKOOBKA! Waxaan u baahanahay dad ADIGA oo kale ah oo naga caawiya in dadka lagu wargeliyo muhiimadda ka qeybgalka Tirokoobka 2020. Na weydii su’aalahaaga ku saabsan barnaamijkeena danjirayaasha ama ambaasadoorada! 

 

3.  Ururkeena, dadka aan isku diinta nahay iyo kuwo kale ayaa daneynaya in lagu daro XISAABTA TIROKOOBKA! Isku diiwaan geli inuu ururkaago martigelinayo barnaamij ku saabsan tirokoobka! 

BeCounted-PowerfYou-sd1.jpg
BECOUNTED-CENSUS-Calendar.jpg
bottom of page