top of page
-
Marka qofkasta buuxiyo foomamka Tirokoobka, maamulayaasha magaalada, hogaamiyeyaasha bulshada iyo wakiilada la soo doorto waxay ogaan doonaan baahida bulshadeena.
-
Qorsheynta mudada dheer ee waxbarashada hoose iyo tan sare iyo adeegyada guud ee ardayda.
-
Buuxinta foomamka Tirokoobku macnaheedu waa in helaysid adeegyadii adiga iyo qoyskaagu u baahnaayeen ee caafimaadka, guryaha, xanaanada carruurta iyo waxyaabo kale oo badan.
-
Helitaanka adeega caafimaadka ee carruurtaada iyo qoyskaaga
-
Helitaanka shaqooyinka iyo tababarka shaqaalaha
-
Helitaanka guryaga iyo baahida kale ee bulshada


DAYS TO COUNT!
WAA MAXAY SABABTA AY TAHAY
INAAD UGA QEYBGASHID?

bottom of page